Showing posts with label bollywood. Show all posts
Showing posts with label bollywood. Show all posts

Sawiro U Gaar Ah John Abraham Iyo Xaaskiisa Priya Runchal Oo Aan Inta Badan Saaxada Lagu Arkin

Bulsha:-  Dhoom Actor John Abraham waxaa u dhaxdo gabadha lagu magacaabo Priya Runchal oo uu sanadii 2014 si rasmi ah u guursaday kadib mud...
Read More

Kaartada Kowaad Ee Filimka Jagga Jasoos Oo Lasoo Bandhigay Ranbir Iyo Katrina Oo Waji Cusub La Imaadeen

Bulsha:-  Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay aragtida kowaad (First Look) ee filimka Jagga Jasoos oo ay hogaamiye ka yihiin lamaanihii hor...
Read More

Xitaa Adiga U Tartami Kara!! Atariishada Filimka Befikre Vani Kapoor Oo Raadineysa Qofkii Lamaan Kula Noqon Lahaa Nolosha, Balse Shuruudo Ayey Ku Xirtay

Bulsha:-  Atariishada banaanka isi soo dhigtay ee sida quruxda badan uga soo muuqatay filimka Befikre – Vani Kapoor – ayaa markaan cod dhee...
Read More

Karan Johar Oo Daaha Ka Qaaday Sababta Ka Dambeysa Guulaha Filimka SRK Ee Dear Zindagi

Bulsha:-  Guulo waa weyn ayuu ku tallaabasanayaa filimka Dear Zindagi, shaqsi kasta ayaana isweydiinaya sababta. Filimsameeye Karan Johar a...
Read More

Filimka Force 2 Oo Hoos 78% Ah Sameeyay Todobaadkiisa Labaad Sedexda Maalmood Ee Ugu Horeyso Ganacsigiisa

Bulsha:-  John Abraham iyo Sonakshi Sinha filimkooda Force 2 ayaa hoos u dhac 78% sameeyay todobaadkiisa labaad sedexda maalmood ee ugu hor...
Read More

Sababta Uu Sigaar Cabista U Joojiyey Aamir Khan Oo La Ogaaday, Mise Garan Kartaa Shaqsiga Ka Dambeeya?

Bulsha:-  In la joojiyo cabista sigaarka ma ahan wax sahlan. Tusaale ahaan Aamir Khan oo ka mid ah xiddigaha caanka ah ee shirkadda Bollywo...
Read More

Filimka Dear Zindagi Iyo Sedexda Maalmood Ee Ugu Horeyso Lacagaha Uu Gudaha Hindiya Ka Keenay

Bulsha:-  SRK iyo Alia Bhatt filimkooda cusub Dear Zindagi ganacsi aad u wacan ayuu gudaha Hindiya ka sameeyay sedexdiisa maalmood ee ugu h...
Read More

Katrina Kaif, Anushka Sharma & 10ka Atariisho Ee Ugu Quruxda Badan Una Dhashay Dalka India (TOP 10)

Bulsha:-  Kulanti wanaagsan akhristeyaasha ku xiran shabakadda Filimside.net meelkasta oo aad adduunka ka joogtaan. Waxaan maanta halkaan i...
Read More

Good News: Filimka Dear Zindagi Oo Gudaha Hindiya Subaxdaan Kaga Furmay Si Wanaagsan

Bulsha:-  Filimka Dear Zindagi ayaa ku furmay 40% ilaa 45% sida ay shabakada Boxoffice India xaqiijisay wuxuuna ku furmay habka loo yaqaan ...
Read More

Rasmi: Filimka Force 2 Iyo Todobaadka Kowaad Lacagaha Uu Gudaha Hindiya Ka Keenay

Bulsha:-  Filimka Force 2 Flop ayuu Boxoffice-ka ka noqady sidoo 5-sano ka hor qaybta kowaad ee filimkaan Force Flop u noqday oo kale!!! ...
Read More