Blogger Widgets

Daawo: Xasan Daahir oo Al-Shabaab ku taageeray dilkii Cabdi Weli Cilmi Yare

Bulsha:-  Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa ka hadlay weerarkii lagu dilay Cabdiweli Sheekh Cilmi Yare ee magaalada Gaalkacyo, isagoo bogaadiy...
Read More

Daawo:- Musharixiinta Puntland oo ka hor-yimid go’aankii Gaas lana saftay Camey

Bulsha:-  Qaar kamida musharixiinta Puntland, ayaa kasoo horjeystay Guddiga Xalinta Khilaafaadka ee uu shalay magacaabey Madaxweynaha uu wa...
Read More

Xog: DF oo go’aamisay in ROOBOW awood ciidan looga reebo doorashada madaxweynaha K/Galbeed

Bulsha:-   Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa go’aan ku gaartay in Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur awood ciidan looga reebo doo...
Read More

Sawirro: Abaanduulaha Ciidanka Xooga Dalka oo gaaray degmada Buulo Burde

Bulsha:-  Saraakiil uu hoggaaminayo Abaanduullaha  Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed S/Gaas Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta gaaray degmad...
Read More

Ciidamo katirsan Kumaandooska Soomaaliya oo gaaray Dhuuso Mareeb iyo ujeedkooda oo…

Bulsha:-    Ciidamo katirsan Kumaandooska Soomaaliya ayaa saacadahihii lasoo dhaafay gaaray magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Ga...
Read More

Dhacdo:- Nin qurbaha ka yimid oo gabar uu awoowe u ahaa ku xaday Xamar kadib sheeko uu alifay

Bulsha:-   Wararka laga helayo deegaanka Siinka Dheer ee duleedka magaalada ayaa sheegaya in nin uu xaday gabar uu awoowe u ahaa kadib mar...
Read More

Xog Cusub: Abiy Ahmed oo Muuse Biixi ku ciqaabaya xiriir uu la sameeyey Gaas, Xasan Sheekh iyo Madoobe

Bulsha:-  Maamulka Somaliland ayaa wajahaya cadaadis xooggan oo kaga imanaya dowladda Ethiopia kadib markii ay soo baxday qorshe qarsoon oo ...
Read More

Daawo:- Maxamed Bin Salmaan oo lagu bah-dilay shirkii G-20, geesna la isaga riixay

Bulsha:-  Dhaxal  sugaha Sucuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa lagu bah-dilay laguna takooray shirkii dhaqaalaha ee G-20, kaddib markii la’iska...
Read More

Qarax ka dhacay Meel ku dhow Madaxtooyada Soomaaliya iyo Xarunta Baarlamaanka

Bulsha:-  Qarax xooggan ayaa goor dhow ka dhacay isgoyska Sayidka ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Qaraxa ayaa ahaa mid g...
Read More

Madaxweynaha Soomaalida Itoobiya Musfate Cagjar oo kashifay in Somaliland laga soo abaabulo qaraxyada iyo Somaliland oo jawaabtay

Bulsha:-    Xukuumadda Somaliland ayaa wax lala yaabo ku tilmaantay hadal dhawaan ka soo yeedhay Madaxweynaha Soomaalida Itoobiya Mustafe Mu...
Read More

Sacuudiga miyuu bedelay mowqifkii QATAR?: Boqor Salman oo tallaabo cusub oo aan la fileynin qaaday

Bulsha:-  Diblumaasiyiin xog ogaal ah ayaa u sheegay wargeys kasoo baxa dalka Kuwait in xoghayaha Guud ee Golaha iskaashiga Khaliijka uu bo...
Read More

Wasiir Beyle Oo Safar Deg Deg Ah U Aaday Maanta Nairobi & Cida Ka Dambeysay Inuu Baxo

Bulsha:-  Wasiirk a wasaarada Maaliyada Soomaaliya Dr C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa waxa uu safar deg deg ah Ku Aaday Dalka Kenya Caasimada ...
Read More

Daawo:- Madaxweyne Erdogan Oo Bahdil Ku Sameeyey Dhaxal Sugaha Sacuudiga Markay Isku Arkeen Argentina

Bulsha:-  Shirka Ganacsiga Dallaka Barwaaqo Sooranka Ee G20 ayaa waxa uu ka furmay Waddanka Argentina,iyadoo Madax kala duwan ay ka qeyb ga...
Read More

Geerida Bush Kadib, Akhriso Sida uu u Hoggaamiyey Howl-galkii UNITAF Ee “Rajo Soo Celinta” Soomaaliya

Bulsha:-   George H.W. Bush, oo ahaa madaxweynihii 41aad ee Mareykanka inta u dhaxeysay January 20, 1989 – January 20, 1993 ayaa ku geeriyo...
Read More