Bulsha:- Dhoom Actor John Abraham waxaa u dhaxdo gabadha lagu magacaabo Priya Runchal oo uu sanadii 2014 si rasmi ah u guursaday kadib mudo labo sano ay saaxiibo ahaayeen.
Priya Runchal waa gabbar dhinaca xisaabeeye ah kana shaqeyn jirtay Bangi dhinaca maal gashiga ah ee dalka Mareekanka ku yaalo.
Wuxuuna John bartay Priya Runchal xili uu dalka Mareekanka shaqo u joogay si dhaqsi ah ayay isku fahmeen waxayna Priya Runchal ka aqbashay John inay xaaskiisa noqoto.
Hadaba labadaan lamaane inta badan saaxada uma badno mana tagaan meelaha saxaafada u badan tahay laakiin waxaa laga hayaa sawiro aan badneyn oo aan hoos idin kula wadaagi doono:

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment