Katrina Kaif, Anushka Sharma & 10ka Atariisho Ee Ugu Quruxda Badan Una Dhashay Dalka India (TOP 10)

Bulsha:- Kulanti wanaagsan akhristeyaasha ku xiran shabakadda Filimside.net meelkasta oo aad adduunka ka joogtaan. Waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbin doonaa liiska tobanka atariisho ee ugu quruxda badan 2016 illaa 2017 ee u dhashay dalka India.

Si wanaagsan u fahan, kama hadleyno liiska tobanka atariisho ee ugu qurxoon guud ahaan shirkadda Bollywood, waxa aan ka hadleyno waa liiska tobanka atariisho ee ugu quruxda badan ee u dhashay dalka India. Haddii aysan atariishadu u dhalan India kana shaqeyso Bollywood si kasta oo ay u qurxoon tahay sooma geli doonto liiskaan.

Muhiimaddu ma ahan oo keliya inay atariishadu ka shaqeyso Bollywood, si ay ugu soo biirto liiskaan, sidoo kale waxaa kusoo biiri kara atariishooyin ka xamaasha Tollywood ama  South Indian Film Industry. Halkaan hoose ayaadna ka akhrisan kartaa liiskaas oo dhammeystiran.

Waxaa xusid mudan in qiimeyntaan lagu salleeyey sida ay soo jiidasho u leedahay atariishadu, sida uu wejigeedu u qurxoon yahay iyo qaab dhismeedka jirkeeda. Sidoo kale waxaa qiimeyntaan saameyn ku yeeshay shacbiyadda ama taageerada ay leedahay atariishadu.
Waxaa naga xusuusin ah inaan atariisho walba ku hor qornay xilliga ay dhalatay, qiimeyntaan waxaa sameeyey shabakadda caalamiga ah ee WORLDSTOPMOST, sidaas darteed Filimside.net keliya waa ay idiin soo gudbisay.

Halkaa ka Daawo Muuqaalka





_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment