Bulsha:- Mega Star Salman Khan ayaa xalay xaflad kala galay Jhanvi Kapoor oo ay gabadha ay dhashay atirishada caanka ah Sridevi oo dhawaanahan saaxada lagu arkaayo.
Salman Khan iyo Jhanvi Kapoor waxay ka wada qayb galeen xaflad uu xalay magaalada Mumbai ku dhigtay ganacsadaha caanka ah Mukesh Ambani.
Salman Khan haatan wuxuu ku mashquulsan yahay duubista filimkiisa Tiger Zinda Hai oo la daawan doono 21-ka December 2017 waxaana la jileyso Katrina Kaif.
Jhanvi Kapoor dhawaan ayay Bollywood-ka kusoo biiri doontaa waxayna heshiis la gaartay shirkada Dharma Producutions ee Karan Johar iska leeyahay, waxaana la wada sugaa xiliga gabadhaan fanka kusoo biiri doonto.
Fadlan hoos kaga bogo sawiro gaar u ah Salman Khan iyo Jhanvi Kapoor xili ay xalay ka qayb galeen xaflad uu dhigtay ganacsade Mukesh Ambani:

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment