Bulsha:- Waa Digniin ku socoto dadka daawada filimada anshax xumada ah. Daraasaad Cusub ay sameysay jaamacad ku taala wadanka mareykanka ayaa sheegtay in wasmada badan ee la daawado laga qaado cuduro ku dhaco maskaxda ay na u darantaya raga iyo dumarka iney daawadaan wasmada video-ga lasoo duubay. taasoo wax u dhimeyso maskaxda.
Waxey kaloo sheegeen culumadaan iney dhibaato ku keento qofka wasmada badan daawada mustaqbalka inuu gabo kacsiga dhamaan. Taas ugu danbeyn qaniis ka dhigeysa nina wasmada badan daawada iyo waliba haweenkana waa lamid.
Shabakada Soomaalida.net oo idin soo tarjuntay war bixintaan mar walbana diyaar idin kula ah in ay idin ka haqab tirdo u adeega bulshada iyo qooyska intaba.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment