Katrina Kaif, Deepika Padkone Iyo Waliba Kriti Sanon Mideeba Atarisho Unoqon doonta Hritik Filimka Xiga Ee Kabir Khan?

Bulsha:- Deepika iyo Katrina ayaa markaan kutartamayaan inee atariisho unoqdaan Super Star Hritik Roshan Filimkiisa xiga ee uu Kabir Khan iska leeyahy.

Hadaba sheekadu kaliya mataagna Deepika iyo Katrina sido kale Kriti Sanon  aya sido kale doorkaan dooneysa inee kazoo muuqato.

Marka loofiiriyo sedexdooda Hritik wuxuu kaliya lasoo shaqeyay Katrina waana xasuusana filimda ay isla duubeen labadan xidig ‘Bang Bang’, Zindagi Na Milegi Dubara, aadbe ugu muujiyeen qaab jiliin cajiib ah labadaan filim Hritik Iyo Katrina.

Marka laga hadlo Hritik Iyo Deepika taagerayaashoda aadbe ugu xiisa qabaan in mar uun shaashada islawadagaan labadaan xidig, waxaana Deepika loo tixgaliyay iney filimkaani atariisho koowaad ayada ka noqoto aadbe isugu nuurayaan labadaan inee shashada wadaagaan waana mida ay sugayan tagerayasha

Dhanka kale Kriti Sanon waa atariisho cajiib ah weyna ku nuureysa doorkani balse lama hubo iney ayada doorkaan ciyaari doonto.


Hadaba aqriste fikirkaada kadhiibo sedexdaan atariisho midkeeba ku qurxan inee Hritik atariisho koowaad ugu noqoto filimkiisa xiga?












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment