kapil Sharma Show: Kapil Sharma, Sunil Grover iyo waliba Vidya Balan Oo Caawa Wacdaro Kadhigeen Showgaas!!

Bulsha:- showga Kapil Sharma caawa wuxuu noqday mid aan caadi aheyn, waxaa soo xaadirtay Vidya Balan  oo halkaas dooneysay iney xayeysiin ugu sameeso filimkeeda Begun Jaan, filimkaan ayaa ah mid ay Vidya Kumataleyso naag jirkeeda kaganacsada waana door adag oo aysan gabar walba sameyn karin.

hadaba Vidya ayaa caawa kaga yaabsatay halkaas dadka kadib markee kaftan badan kumuujisay xitaa Kapil heer laga yaabshay meelna ka taabtay, showga looma kala harin sido kale waxaa jogeen  Ila Arun, Gauthar Khan, Pallavi Sharda iyo kuwa kaloo badan.

Kapil Sharma ayaa halkaas hees weynn ka qaaday oo dadkii odhan aad oga heleen sido kale waxaa mesha ka heesta Ila Arjun oo heeskedi caanka ahaa mesha ka qaaday  Yeh Gori Kaise Jawaani Hai, siduu showga usocday waxaa halmar soogalay Sunil Grover kaaso dadka kaga yaabshay hees weyn oo markii dambena Kapil yiri hadii aad markale Sunil heeskan ookale aad qaado dadka wajiga aye jabinayaan, markaasu Sunil oo aheyn nin kaftan lagu mari karo yiri hadiiba  uu wajigeyga u ekyahay Traffic Signal ka hala jabiyo wajigeyga.

meesha kaftan weynba kadhacay inkastoo Kapil Sharma yahay nin aan kaftanka loo dhowaan karin hadana caawa wuxuu indhihiisa ku arkay dad kayaabshay.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment