Kajal Aggrawal: Marba Hadaan Kashaqeynaya Filim Cidna Lama Hadlikaro Hadiikale Nolol Ayaba Iibilaawaneyso iyo sheeko!!

Bulsha:- Xidigtaan Bollywoodka iyo Koonfurba isku ah ee Kajal Aggarwal ayaa intabadan kazoo muuqanin baraha bulshada ama Social Media mashquul ay tahay intabadan aawgiis.

Kajal ayaa sameysatay Mobile App taaso ay soosaaraty EscapeX oo New York fadhigeeda yahay.

Mobile App aya xidigtaani usahlaya iyadoon kazoo muuqan Social Media yaha in si toos ah ay ula soo xiriri karaan dhamaan taagerayaasheda kuwada nool daafaha caalamka si ay u ogaadaan dhamaan aqbaarteda sida nolosheeda gaarka ah iyo waliba shaqadeeda.

Mar laweydiyay App kan qaaska ah ay sameysatay waxay ku jawaabtay,” tani waa aalad casri ah taaso ay dhextaal utahay dhamaan taagerayaasheyda iyagoo marka usuurta galeysa inee ila soo xiriiraan si toos ah, inta badan aniga social media yaha kama soo muuqdo markaa filim duubayo.”

Dhanka kale  App kaan waa sida Facebook, Instagram iyo dhamaan waxyabaha baraha bulshada laga isticmaalo ookale kuwaso aan sodhigno sida sawirada iyo macluumaadka, hadaba taagerayasheyda hada si toos ah aye iiweediiin karaan waxe rabaan ana waan oga jawabaya, waxaan kaloo ku ogaanaya taageraheyga iigu weyn.”
Xidigtaan oo filimkeedii ugu horeyay ee Bollywood oo ay atariisho katahay soobaxay sanadii 2004 filimkii ‘Kyun Ho Gaya Na’, sido kale waxay kazoo muuqatay filimo bollywood ah sida Singham.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment