Bulsha:- Waxaa hees cusub laga soo bandhigay filimka Naam Shabaana ee hogaamiyaha ka yihiiin Taapsee Pannu iyo Akshay Kumar waana hees ku saabsan howl Galka ay heeyaan Taapsee Iyo Akshey.
Heestaan waxaa ku luuqeyneysaa Aditi Singh Sharma Music-ga heestaan waxaa saaraayo Meet Bros waxaan filimkaan la daawan doona 31 March 2017.
Hoos ka daawo Dil Hua Besharam.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment