Hrithik Roshan: Oo Sheegay Inuu Jacel Yahay Inuu La Ciyaaro Emam Ahmed

Bulsha:- Eman Ahmed Abdulati waa gabbar Masari ah haatana ku jirto Isbitaalka lagu magacaabo Saifee kaasi oo magaalada Mumbai ku yaalo waxaana halkaas loogu sameeyay qaliin miisaankeeda ay ku dhimeyso.

Hadaba Eman Ahmed Abdulati oo haatan soo kabaneyso waxay ka dhawaajisay inay caafimaad qabto sidoo kalena dhawaan ay qoob ka cayaar la sameyn doonto Super Star Hrithik Roshan oo looga harey dhanka Dance-ga.

Hrithik Roshan ayaana sheegay inuu jacel yahay inuu ciyaar la wadaago Eman Ahmed run ahaantii waxaan u Kululahay inaan la kulmo markaan hindiya kusoo laabto.

Emam ayaa ku jirto isbitaalka Saifee ayaa lagu samaynaaya qaliin jirkeeda lagu dhimaayo Ahmed Abdulati oo 37-jir Ah waxaa isbitaalka Saifee ku booqatay Pink Roshan oo ah Hrithik Roshan hooyadiis oo ugu deeqday 10 Lakh lacago Gaarayo ($1,515).

Hirithik ayaa wanaag iyo caafimaad u rajeeyay Emam waxay la dagaalaysa Nolasheeda dunida dhiiri gilin ayay u Tahay midaas marka lagu guuleysto qaliinkeeda waan ka aqbali doono inaan ciyaar la wadaago ka hor midaas waxaa Loo baahan yahay inaan taager u muujino.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment