so booqda si ay uga faa’iideystaan gaar ahaan Gabadhaha waxaan idiin
bidhaaminayaa meelaha inta badan ay isaga mid yihiin raga marka
dareemaha laga hadlayo, 1Ugu horeeyn Dhagaha , Dhagaha oo Carabka aad ku salaaxdo marka ay socoto Ciyaarta Sariirta wexey ka qeyb qaadataa in Ninka Ragga ah uu sii laba kacleeyo dareen xoog lehne uu qaado si Hardanka Sariirta korkeeda ah uu ugu Guuleysto, Gabaryahey Ha moogaan in Ninkaaga aad meelahaas ka taabato si aad u dareentid islamarkaane aad u heshid raaxo kugu filan.
2- Bushimaha ama faruuryaha , Bushimaha wexey kamid yihiin meelaha
ugu daran ee Ragga iyo dumarkaba ay inta badan Raaxada ka qaataan,
waana u muhiim in marka labada qof ay xiliga Baashaalka ku jiraan ay
dhuuqmada qeyb ka noqoto si ciyaarta ay jawi fiican islamarkaane ah mid
dagan ugu dhamaato.
3Xabadka , u Gaar ah Gabdhaha, Hadii Gabaryahey Ninkaaga uu Xabadka timo ku leeyahay iyo haduusan ku laheynba waa u muhiim raaxada in aad gacantaada ku salaaxdo hadii ibta nasrka dumarka laga salaaxo ama laga taabto waxay noqoneysa qof dareenkeda uu wadnaha gaaro ayna u macaansato.
4Xubinta Taranka Xubinta Taranka Ninka marka ay Raaxada socoto isku day in aad Gacantaada ku qabato si Tartiib ah weliba Afka hore meesha wareegga ah,
Ugu Danbeyn waa mihim in aad talaboyinkan qaado ka hor kulanka
macaan ee sariirta inta aan la guda galin waana talo kugu haboon inad
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment