TOP:- Xili Tilmaaman iyo Daqiiqadaha Ugu Fiican ee Macaansiga Raaxda iyo kulanka Sariita….

Bulsha:- Raaxada sariirta ayaa waxa ay ugu macaan tahay 10ka daqiiqo ee ugu horeeysa. Iska ilow riyadii hore ee ahayd in raaxada sariirtu dheeraato.. Arintana waxa lagu ogaaday baaritaan cusub oo la sameeyay. Hadaba aqoonyahano maraykan ah oo ka tirsan Sex Theory and Research ayaa waxa ay baaritaan ku sameeyeen raaxada iyo waqtiga dheer ee ay qaadanayso ee ugu fiican. Waqtigaas oo ay raaxadu noqon karto mid dhib leh oo tartiib u dhacda ama mid dhaqso ah oo jacayl dheer ku jiro.

Dadkii ka qeyb qaadanayay baaritaanka ee la waydiiyay su’aal ahayd imisa daqiiqo ayay qaadataa galmada ugu macaan, ayaa waxa ay ku jawaabeen in ayna noqon mid waqti dheer qaadata. Baaritaankaasina waxa ku cadaatay in galmada ugu macaanina ay qaadato 10 daqiiqo.

Aqoonyahanadiina waxa ay ku taliyeen in wax laga bedelaa fikirkii ahaa: Waa in galmada sariirta la wadaa ilaa iyo waqtigii ay awoodu ka dhamaanayso.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment