Miyuu Isku Kaadiyay Justin Bieber Mise Qoyaan Kale Ayaa Ka Yimid Sawir Baraha Bulshada Gil Gilay!!

Bulsha:- Canadian Popstar Justin Bieber ayaa siweyn loogu camirtay baraha bulshada kadib markii xidigaan laga soo bandhigay asigoo qaybtiisa hoos qoyan tahay.

Waxayna dadka ugu maadeesteen sida inuu isku kaadiyay ama kaadi kafatamay ama qoyaan kale xidigaan ka yimid ogaal la’aan.

Sawirkaan ayaa noqday mid lagu maadeesto xili xidigaan cabitaan cabaayo sidoo kalena uu Mobile-kiisa ku mashquulsan yahay wadana socdo.

Hadaba camirashada heesagaan Justin Bieber waxay gaartay wuxuuna kaga soo jawaab celiyay barta Twitter-ka asigii yiri “Qofbaa ubax i siiyay, anigoo gaarigeyga wato, waan jeestay kadib cabitaankii aan watay ayaa iiga daateen qaybteyda hoose ee ugu muhiimsan”

“Aniga wax dhib ah uma arkin biyihii igu daatay waana iska socday laakiin hadii idinka dareenkeena soo jiidatay arinkaan waad qosli kartiin ilaa intii aad doontiin!!”

Sheekada waxaa lagu soo gaba gabeeya cabitaanka qabowgooda kuma gaarin ilaa aad hoos gashigaaga kaadi ku qoynin kkk kkk kkk kkk haha haha haha…..











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment