Bulsha:- Raggu sidiisaba ma jecla haweenka muranka badan ama loo yaqaan Ereley ama Gunuus badan , taas oo keenta in la is-furo.
Gabadh Maraykan ah oo la yidhaa Kathy Murray oo reer California ah waxay sheegtay inay guurkeeda ku badbaadisay iyadoo iskudayday inay iska dhaafto inay ninkeeda xukunto oo ay la muranto marwalba ,haatan waxay wax bartaa haween kale inaysan raggooda dhibin - taas oo ay ku muujisay book muran dhaliyay oo ay ku magacawday "haweentii is-dhiibay", oo haweenka kale ugu baaqaya inay joojiyaan inay raggooda dhibaan, ayna bilaabaan inay si xushmad leh ula dhaqmaan.
Fikirkiina kasoo dhiibta haweenka gunuuska badan ama muranka badani sameeyntooda qoyska ay ku leeyahiin ?
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment