Raga kacsiga badan ee manyikada qabo iyo gabdhaha u roon

Bulsha:- Waxaa dhawaan la soo shaac bashay arimo badan kuwas ka
hadlaya ilaa dhowr arimood oo ku saabsan raga iyo dumar
kuwa ugu kacsiga badan marka la joogo xiliga sariirta ama
ciyaarta sariirta.
Warbixnta ayaa lagu ogaaday in raga qaar ay ka kacsi badan
yhiin dumar sunnada taas ayaana u sabab ah ilaa dhowr
meelood markii ragaas laga taabto uu dareenkooda si dhab ah
u yimaado halka raga kale hadii melahas laga taabto aysan
wax sameyn ah yelaeyn.

Melahasa waxaa kamid hadii laga taabto ragas in ay ka helyaan
raaxo aad u macaan waana arin ku haboon dumar ay ragaas
qabaan waayo waxaa xaaska looga bahanyahay in mar walba
ay ogaato halka uu raaxada ka helo.
Hadaba Ragaas waxa ka mid kuwa leh calamadahan.
1: Hadii aad isku aragto in uu dareenkada yimaado xiliga aad
arato haween waxaad tahay nin ka kacsi badan gabadh
sunnada.
2: Hadii aad kacsato intaad arin aad horay usoo sameysay aad
xasuusato waxaad tahay mayikalow.
3: Hadii aad Baabur la raacdo dumar oo waliba ay dhinacada
soo xigsado gabar markey jirkada ku dhacdo hadii aad dareen
gaar ah dareento waxaad tahay nin ka kacsi bdan gabadha
sunnada ah






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment