Ivan Zambrana oo ah ninka masuulka ka ah ciidamada qaaska u ah la dagaalanka dambiyada ee gobolkaas ayaa sheegay in meydka gabadha yar loo qaaday Palos Blancos si loo dhameystiro baaritaanka.
Ciidanka booliska ma aysan xirin hal qof oo kamid ah dadkii falkaan dilka iyo rafaadka u geystay ninkaan dambiilaha ah ee aan magaciisa la xusin ilaa haddan.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment