Bulsha:- Isma dhahaynin ninkaas ayaa sidaas ku yeelaya, maalin maalmaha ka mid ah ayaan soo qaatay labtoobkayga waxaan galay Facbook, waxaan ku arakay boxkayga massage oo wiil ii soo diary oo raba inuu i barto oo aan sheekaysano.
Markan muddo sheekaysanay wuxuu iga dalbaday inaan kulanno, aniga waan ka diiday, waxaan ka baqay inaan xumaato ku dhaco, waayo waxaan ahay gabar aad u kacsi badan ninka marka uu iala hadlayo aad baan neeftuuraa wanna dhibsanaa wadnaha ayaa iga gaarcmo.
Arintii waxay isu badashay inaan iska sheekaysano wuxuu igu yiri Camea ii soo saar waan ka diiday isaga ayaa wuxuu igu yiri camera ayaan kuu shidaa, waan ka ogolaaday laakin maxaan u ogolaaday xubintiisa ayuu soo bixiyay wuxuu xirnaa macwis waan xiray facebook waan iska kansalay waxaan ogaaday facebook inay ku jiraan rag halaysan, gabar kasta waxaan dhihi lahaa inay facebook iska ilaaliso.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment