Bulsha:- Nin soomaaliyeed ayaa wuxuu jeclaa gabar iyadana way jeclayd, gabadhii waxay gashay yurub gaar ahaan dalka UK, gabadhii markii ay sharci qaadatay, waxay u dalabtay ninkii ay jeclayd Visa si uu u soo galo, waxay diyaarisay gurigii ay degi lahaayeen, marka ay soo baxday fiisada, wuu soo dhoofay, marka uu soo degtay iyada ayaa garoonka ku sugaysay, wuxuu ku yiri isma garanayno ee iga leexo magaaladayda aan iska dhiciyee.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment