Bulsha:- Chloe Khan, ayaa lasoo baxday muuqaal cusub oo cajiib ah, kadib markii ay aduun dhan $50,000 ku qarash gareysay naasaheeda.
Wargeyska Daily Mail, ayaa daabacay Sawirada Khloe Khan, oo sameyneysa Jimicsi islamarkaasina soo bandhigtay Naasaheeda waaweyn, kuwaasoo sida muuqata ay ku keentay Cirbado ay isku durtay.
Xidigtaan 25 jirta ah, ayaa hada u muuqata mid aad ugu faraxsan muuqaalkeeda cusub, marka loo barbardhigo sidii ay awal ahayd.



_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment