Daawo:- Hodan C/raxman oo la hadashay Taageerayaasheeda Muqdisho

Bulsha:- Fannaanada Soomaaliyeed ee Waooyiga Ameerika Hodan C/raxmaan Dheere oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa muuqaal Video ah kula hadashay taageerayaasheeda, gaar ahaan kuwooda ku sugan magaalada Muqdisho, waxayna ugu baaqday in habeenka sanadka cusub aysan ka baaqan showga ay ku qabanayaan Muqdisho.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Fannaanada ayaa sidoo kale taageerayeesha ku war gelisay in habeenkaas, showga ay ku qabanayaan Muqdisho uu qeyb ka yahay fannaanka da’da yar ee Dayax Dal-nuurshe oo ka mid ah fannaaniinta Muqdisho ee muddooyinkaan fanka Muqdisho ka dhex muuqda.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment