Qeylada Dumarka Xiliga Ciyaarta Sariirta Hal Nin ayaa ka Keeni Kara Raga oo Dhan Waa Kuma Ninkaas

Bulsha:-  Qaylada haweenka ka soo
yeerta xiliga ciyaar sariireedka
gaar ahaan marka
malabyarowga uu ku dhex
mirqo waa ayna ku kala duwan     yihiin haweenka arintaan

maadaama ay jiraan kuwo
aysanba cod ka soo bixin xiliga
ciyaarta .

Hadaba waxa ayna
haweenkaas u kala qeybin karnaa marka jugta weyn
socota ilaa sedex oo kala ah Haweeney Qaylisa , Haweeney.

Taahda (Hinraag)
(Haarta) iyo Haweeney Aamusan. Waxaadna qorshaha ku darasataa in aan la xakamyen karin ama la
qarin karincodadka xiliga ciyaarta waayo maxaayeelay si dabiici ah
ayay kuyimaadaan.Waxaana lagu soo koobi karaa qaylada
haweenka xiliga kulanka kala baxa dhacayo mid la xariira raaxo macaan oo gaartay gariirka
galmada . Waxa ayna qaylada haweenka timaada marka afka hore ee
malabyarowga, uugaaro goobta loo yaqaan G­Spot waana meesha haweenka ka
helaan raaxada waalida ah waxaa meeshaas ku taal dhakada sare darbiga xubinta haweenka eegudaha.
hadaad meeshaa oo ah malabyarowgada soo xoq­xoqo hawneeydas raaxo uma dhinna .Sidoo kale qaylada haweeka xiliga galmada waxa ay mararka qaar noqon kartaa xanuun ku yimaada afka hore ee xubinta xiliga malayarowga uu jiirayo .Sidoo kale waxaa laga yaabaa in afka hore ee malabyarowga uu gaarayo oo uu taabanayo madaxa labada ukxan ee u dhaw minka , waxaadna ogataa in labadaas ukaxan xanuunkooda.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment