Daawo:- Gaadhi loogu talo galay Dadka caajiska badan oo la soo saaray (Yaabka Dunida)

Bulsha:- Gaarigaani cajiibka ah ayaa waxaa loogu talo galay inay isticmaalan dadka Caajiska badan oo aan awoodin inay u lugeeyaan goobaha shaqada iyo meelaha laga dukaameysto.

Gaarigaani oo si tijaabo ahaan loo soo saaray ayaa waxaa lagu tijaabiyay Shirkadaha ka ganacsada Gaadiidka, waxaana durbadiiba kala boobay dadka caajiska badan.

Gaadiidkaani oo tiro yar lasoo saaray ayaa mar qura laga waayay suuqyada, kadib markii ay ku xoomen dadka caajiska badan oo inta badan dhibsada lugeynta iyo in gaariga ay meelo baakin ah dhigtaan kadibna Xafiisyada iyo Goobaha shaqada ku galaan lug.

Gaadiidkaani ayaa waxaa loogu talo galay in lagu galo Xafiisyada, Qololka iyo Goobaha ganacsiga.

Dowlado ay kamid tahay Britain ayaa dalkeeda ka mamnuucday gaariga waxaana taasi ugu wacan kadib markii hoos u dhac uu ku imaaday shaqaalaha ka howlgala xafiisyada iyo goobaha ganacsiga oo dhamaantooda noqday gaadiid yar.






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment