Farhia Fiska Oo cadaan u heeseysa -Talow Maxay u sheegaysaa -Daawo

Bulsha:- Farxiya Fiska oo dhawaanahay safar faneed ku maraysay gobolada kala duwan ee wadanka ingiriiska waxaa soo baxay muuqaal ka mid ah goobaha ay kusoo bandhigtay fankeeda, waxaa goobtaas soo buuxdhaafiyay dad u badan Cadaan waxaa sidoo kale ka dhex muuqday Afrikaan iyo Soomaali tiro yar.

HALKAN KA DAAWO VIDEO







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment