Bulsha:- Waxaa hubaal ah in qalbi wax dhalay yahay mid si aad ah ugu nugul naxariista iyo damqashada qalbiga ka imaanaysay waxaana aad u farxad galsha farxada awlaadooda siiba marka ay si niyad sami ah iskaga faraxsanyihiin.
Farxada joogtada ahi waxa ay waalidka ku beertaa daganaan iyo farxad ka badan tooda waxa ayna gurigaas ka dhigaan magaalo leerar kawada babanayaan oo ishu si aad ah ugu neecaaw sato.
Ubadkaaga farxadiisa ood ka shaqeysaa waxa ay soo dadajisaa farxadaada hadaba u iibi waxyaabo u sababi karo in uu daganaan dareemo ka ilaalsho carada iyo xanaaqa.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment