VIDEO: -Wasiirkii Hore ee Arimaha Dibadda oo Sheegtay in 2016 Somaliya aysan ka dhici Karin Doorasho

Bulsha:-  Wasiirkii hore ee arimaha dibadda ee dalka Soomaaliya Marwo, Fowsiyo Yusuf X.Adan ayaa waraysi ay bixisay ku sheegtay in soomaaliya sanadka soo socda ee 2016-ka aysan kadhici karin doorasho hal-qof hal-cod ah dalka Soomaaliya.

Fowsiya ayaa ku sheegtay in waraysigeeda in waxyaabo badan oo la doonayay in goor hore la dhiso ay hada la dhisayo iyadoo baytiri howshaan labajibaarkeed ay harsan tahay.









_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment