Bulsha:- Jilayaasha caanka ah ee Sooraan iyo Jawaan ayaa waraysi ay siiyeen warbaahinta ku hadasha afka Soomaaliyeed ayaa waxa ay kaga hadleen arimo badan oo xasaasi ah, kuwaas oo qaarkood lagu tuhmo madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.
HALKAN KA DAAWO WARAYSIGA SOORAAN & JAWAAN_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment