Sawiro: Wadooyinka Nairobi oo haawanaya Obama Dartiis

Bulsha:-  Wadooyinka ugu waa weyn magaalada Nairobi oo looga bartay kuwo aad u ciriiri ah, ayaa shalay iyo maanta haawanaya, waxaana arintaan loo sababeeynayaa Imaashiyaha M/weyne Obama, kaasoo xalay Fiidkii soo gaaray Nairobi.

Wadooyinka ugu muhiimsan Nairobi sida Haile Selassie iyo Kenyatta, ayaa ah kuwo gabi ahaanba xiran oo la joojiyay Gaadiidkii iyo dadkii Isticmaalayay, waxaana lagu arkayaa ciidamo aad u farbadan kuwaasoo sugaya amaanka.

Sidoo kale Goobihii Ganacsiga ee halkaas ku yiil, ayaa gabi ahaanba albaabada laysugu laabay.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment