Dhegeyso : Wararkii Ugu Dambeeyay VOA Oo Kashiftay Qorshaha Bedelka Dowlada Somalia (Maqal)

Bulsha:-  Fikrado iyo hala-buurro kala duwan ayaa la isweydaarsanayaa ku saabsan sida looga gudbi karo sannadka 2016-ka oo ay ku egtahay muddadii hay’adaha dawladda ee xilligan jira.

Doorasho toos ah o dadweynuhu soo doortaan madaxda iyo hoggaanka dalka ayaan laga yaabin inay dhacdo, waxaase dhinaca kale la is weydaarsanayaa fikrado ay ka mid yihiin in dhismaha baarlamaanka ay doortaan ergoyin ku dhow 30kun, iyo in door la siiyo Maamul Goboleedyada, Xisbiyada oo la sharciyeeyo, iyo talo laga raadiyo odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka.


Warbixin ku saabsan fikradihii ugu dambeeyey ee soo baxay oo noo diyaariyaya Wariye Haaruun Macruuf oo ka Tirsan VOA-da.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment