Daawo:- Maxaa Kala Qabsaday Warbaahinta CNN Ee Dalka Maraykanka iyo Saxaafada Dalka Kenya

Bulsha:- Warbaahinta CNN ayaa baahisay imaatinga Madaxwaynaha dalka Maraykanka uu yimid Magaalada Nayroobi ka hor inta uuna ka soo bixin dalka Maraykanka in uu tagto dal ay aragagisadu ku xoog badan tahay isla Markaan ay khatartiisu badan tahay ayna tahay in uu halis galinayo naftiisa iyo tan shacabka reer Maraykanka intaba.




Sida Warbaahinta CNN lagu sheegay waxay dadka Maraykanku u arkayeen in Madaxwaynaha dalka Maraykanku uu tagayo dalkiisii oo uu mudo dheer ka maqanaa balse dad badan ayaa dhanka kale u arka in arintaasi ay tahay mid aan waxba ka jirin ee OBAMA uu socodaalkiisu salka ku hayo dano Dowladda Maraykanku ay ka leedahay Afrika.









_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment