DAAWO: Obama oo si sharaf leh ula casheeyay Qoyskiisa

Bulsha:-  Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa xalay magaalada Nairobi kula casheeyay qoyskiisa markii ugu horeeysay tan iyo markii uu noqday Madaxweynaha dalka Mareykanka.

Madaxweynaha ayaa waxaa hareer fadhiyay xubno balaaran oo ka tirsan qoyska balaaran ee Obama ku heeb sheegto.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment