Haweeney Cabsan oo fariimo Cajiib ah u dirtay Obama !!!

Bulsha:- Haweeney British ah, oo lagu magacaabo Aisleyne Horgan-Wallace, ayaa shaaca ka qaaday in ayadoo cabsan ay fariimo qarsooni ah u dirtay Madaxweynaha dalka Mareykanka.

Aisleyne, ayaa sheegtay in markii ay Qamri ka dharagto, ay Fariimo ula deg degi jirtay Obama.

Haweeneydaan. ayaa Fariimaha ay Obama u dirtay waxaa ka mid ahaa:-

“Waxaan jeclahay, waxa aad ku samaysay Wadankeena” waxaa xusid mudan inay ogeed inay tahay British oo aysan u dhalan dalka uu ka taliyo Obama ee Mareykanka.

Fariin kaloo ay u dirtay ayaa u qorneed sida tan, La-yaab ayaad leedahay, waxaad tahay wax kasta oo uu Madaxweyne ahaan lahaa.

Hadalka Haweeneydaan ayaa ka yaabiyay dad badan, waxayna tilmaameen inay ayadu tahay qof la yaab leh oo mudan in lagu qoslo.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment