Bulsha:- Mid kamid ah dumarka Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay goob dagaal uu dhacday Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Maleeshiyada Al-Shabaab waxayna goobtaasi ahayd goob Muhiim a ah Al-Shabaab oo saldhiga ciidan uu ugu yaalay.
Mid lamid ah Taliyeyaasha Ciidamada Dowladda ayaa gacanta ku dhigay gabdhan,oo xiligaas goobta ay joogaty uu yaalay hubkii Al-Shabaab laga qabtay ee ugu badnaa,waxayna qirteen gabdhan iyo koxda lala qabtay in ku gudo jireen hawlaha isqaraxinta.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment