Madaxweynaha Galmudug oo hadda shacab badan kula hadlaya deegaanka Bandiiradley

Bulsha:- Wararka ka imaanaya gobalka Mudug ayaa sheegaya in iminka uu ku sugan yahay deegaanka Bandiiradley madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed.

Madaxweynaha ayaa halkaasi si wanaagsan loogu soo dhoweeyay wuxuuna kula hadlayaa bulshada degmadaasi.

Wafdiga uu hoggaaminayo madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmuduga yaa safar dhulka ah kaga soo baxay magaalada Cadaado.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment