Bulsha:- Ururka Al Shabaab ayaa soo bandhigay Video Cusub oo ay ka duubeen ciidamo Itoobiyaan ah oo ay wadada u galeen, Iska Horimaadkan ayaa ka dhacay Deegaan ku dhow Degmada Buurhakaba ee Gobolka Bay.
Ciidamada Wadada loo galay ayaa ahaa kuwo yar Sahay usiday ciidamo ku sugan degmeda Buurhakaba.
Hadaawan Hadaad Da’yartahay
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment