Daawo:- Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Wasiirada Arimaha Dibada Kenya & Fadeexada sawirada kaaga muuqda..

Bulsha:- Madaxweynaha Dowlada Puntland cabdiwali maxamed cali Gaas  Ayaa magaalada Nairobi kula Kulmay wasiirada arimaha Debada dalka Kenya Marwo Aamina Maxamed Jibriil Waxana Uu kala hadlay arimo dhowr Ah.

Wafdiga Madaxweynaha Puntland oo ku Wehelinayaan wasiirka ganacsiga Iyo warshadaha Puntland cabdiwali cabdulle Xirsi Indho Guran Iyo Qunsulka Puntland ee dalka Kenya Maxamed Axmed (Fagalade)

waxa Kulankani Gaarka Uu ugu Horayn madaxweynaha Puntland  Uga tacsiyey dalka Kenya Weerarada Koxda Shabaab  Ku qadeen dalka Kenya waxana Uu Sheegay inay yahiin cadow Wada Leeyahiin soomaaliya Iyo kenya.

Madaxweynaha Dowlada Puntland cabdiwali maxamed cali Gaas Ayaa Sidoo kale waxa Uu Sheegay Inay  Puntland u taagan tahay dagaalka Kooxda Shabaab markastana La dagalamaan.

Kulankani wasiirka waxa u kala hadlay xirirka Xiligani Puntland Iyo guud ahaan soomaaliya Iyo kenya Xili kenya Iyo dowlada Faderalka Khilaf dhanka bada U dhexeyo,waxana Uu Kenya Ku amaanay doorka Magan galinta Qaxoontiga Soomalida.

Sawir qaade:Mohamed Shiine

Daawo sawirada












_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment