Bulsha:- Warbaahinta Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay Dagaalkii ka dhacay Duleedka Magaalada Buurhakabo,oo meel halis ah la isla gaadhay,wuxuuna Muuqaalkan tilmaamayaan in dagaalkaas uu ahaa mid labada dhan ay ku hoobteen.
Dagaalkan ayey Warbaahinta Al-Shabaab ku sheegtay in uu ahaa dagaalkii Magaalada Buurhakabo ka dhacay ee ay ku furteen Saanad hubka ayna Ciidamada Badan ku laayeen,balse Maleeshiyada Al-Shabaab kuma sheegin Muuqaalkan wixi ay ku qabsadeen.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment