Bulsha:- Dawladda Britain ayaa sheegtay inay baasaboorada ka qaadayso dadka loo tuhmo inay caruurtooda debedda ku soo gudayaan, iyaga oo la kulmaya ciqaabo kala duwan.
Arrintan ayaa ka mid ahayd khudbad dheer oo uu jeediyey Ra’iisal Wasaaraha Britain David Cameron oo uu kaga hadlayey siyaasadda dalkiisu kula macaamilayo dhalinyarada ku biiraysa kooxaha xagjirka ah gaar ahaan kooxda ISIS oo uu khudbaddiisa xoogga ku saaray.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment