Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah

Bulsha:- Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Saalax Axmed Jaamac  ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Mudane Ahmed Jumah Alromaith.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya labada dal ee walaalaha ee Soomaaliya iyo Isutagga Imaaraadka Carabta.

Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Mudane Ahmed Jumah Alromaith ayaa uga mahad celiyay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka soo dhaweynta loo sameeyay.


Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Saalax Axmed Jaamac  ayaa ka dalbaday dowladda Imaaraadka Carabta inay laba jibaarto taagerada ay siiso Dowladda Soomaaliya.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment