Guddoomiye Basmo” Muqdisho ayay u soo kala carareen AS, iyaga oo Indha-shareer & Cimaamad wata”

Bulsha:- Guddoomiye kuxigeenka Arrimaah Bulshada Maamulka gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Jakeeti ayaa sheegtay in maalmihii la soo dhaafay Maamulka gobolka Banaadir uu waday wacyigelin & kulamo lagu taageerayo kacdoonka shacabka ee ka dhanka ah Al-Shabaab.

Guddomiye Basmo oo hadal ka jeedisay kulan ka dhacay magaalada muqdisho ayaa sheegtay in dalka uu kujiro xilligaan dagaal ka dhan ah Ururka Al-Shabaab, isla markaana dadka Muqdisho looga baahan yahay inay garab istaagaan dadka la dagaalamaya Al-Shabaab ee ku sugan gobolada dalka.

Waxaa ay sidoo kale hadalkeeda intaasi kudartay Xubnaha katirsan Ururka Al-Shabaab ee looga awood roonaadaay degaannada iyo degmooyinka gobolada dalka ay Muqdisho soo galeen, iyaga oo wata Indha-shareer & cimaamad, isla markaana Bulshada laga doonayay in aysan u ogolaan inay Bulshada ku dhex-dhuuntaan.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment