Dagaal 'lagu jabiyay Al-shabaab' oo ka dhacay Shabellaha Dhexe

Bulsha:- Dagaal culus oo u dhaxeya Dadka degaanka oo taageero ka helay ciidamada dowlada iyo kooxda Al-shabaab ayaa shalay galinkii dambe ilaa xalay fiidkii ka socday degaanka Ceel-dheere oo ka tirsan degmada Adan Yabaal ee Gobalka Shabellaha dhexe.

Dagaalka ayaa geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac labada dhinac ah.

Guddoomiyaha degmada Maxaas Muumin Maxamed Xalane oo ku sugan furinta dagaalka ayaa xalay uga waramay wariyaha VOA-da ee magaalada Baledweyne Xuseen Xasan Dhaqane.






Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment