Ciidamadda dowladda oo Shabaab kala wareegay deegaanka Wabxo ee Galgaduud.

Bulsha:- Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa kooxda Al Shabaab kala wareegay deeggaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud.

Afhayeenka wasaarada Gaashaandhigga ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in ciidamadda isbaheysanaya ay la wareegeen deegaanka Wabxo oo saldhigyo waaweyn ay ku lahaayeen kooxda Al-Shabaab, ma uusan bixin faah faahin intaasi kabadan.

Gen. Cabdullaahi Cali Caanood Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga XFS ayaa sheegay in ciidanka xoogga ay sido kale la wareegeen, deeggaannadda Warxoole, Ceelboore iyo Ceelgorof.

Sikastaba, kooxda Al-Shabaab ayaa muddo 15 sanno ka badan gacanta ku heysay deegaanka Wabxo, iyadoo arrintan ay bilow u tahay jabka kooxda ee dagaalka cusub uga furmay gobolka Galgaduud.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment