Bulsha:- Ururka alshabaab waa urur haweeystay dowladnimo waxkasta oo ay dowlad haaysato ayagana waay haaystaan.
Qabaailada somaliya qabiil aanay isdagaalin majiro qabiil guul ka keenay majiro waxaayna sheekeda kudhamaataa wada hadal iyo is afgarad dhax maro shabaab iyo qabiilka.
2021 ayay ahayd gaaljecel ka Sh.hoose iyo shabaab fooda isdareen guryaha lagubay xoolahi ladhacay ceelashi laduugay ugu danbeyn wada hadal ayay sheekada kusoo dhamaatay.
Shabaab xoolahi waa soo celiyeen ceelashi ayagaa dayac tiray dadkina dib udajin usameeyey.
Ugu danbeeyn shacabka reer hiiraan waxaan leenahay siyaasad faraha kala baxa somaliya dowlad kama jirtee waxaa kajiro koox danleey ah.
shabaabna dowlad ayaa dagaal lagali karto ee shacab iskiigama filno si,qasaaraha shacabka loo yareeyo waxaan leenahay shacabka siyaasadda faraha kala baxa.
Shabaab dhamaan maamul goboleedka somaliya lacag baad ah ayay kaqaataan.
1 Dekkada xamar2 Dekkadda kismaayo3 Dekkadaha puntland4 Somaliland ayada dharka iyo daawada shabaab ayagaa bixiyo5 Koonfurgalbeed waaba saldhigooda ugu weyn
Reer hiiraanow dowlad danleey ah yaanay dagaal idin gelinin dantiina fiirsada
Xigashi:- SO media network
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment