Soomaali badan oo ku barakacy dagaal dhexmaray Soomaalida iyo Cafarta

Bulsha:- Dagaallo dhawaan ka dhacay xadka gobolada Soomamalida iyo Cafarta ee dalka Ethiopia ayaa keenay in dad Soomaali ahi ay ku baro kacaan.

Haddaba sida xaaladda dadkii barakacay ay hadda tahay ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu khadka telefonka ee degmada Casuli oo ka tirsan gobolka Siti ee Ismaamulka Soomaalida u kula xiriiray Maxamed Cali oo dhawaan deegaankaas soo gaaray.



Halkaan hoose ka Daawo




Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment