Akhriso: Wararkii ugu dambeeyay weerar ciidamada Canfarta ay ku qaadeen Dowlad Deegaanka Soomaalida

Bulsha:- Wararka naga soo gaarayo dowlad deegaanka Soomaalida, ayaa sheegaya in ay deegganno ka tirsan gobolka siti ee dowlad deegaanka ay dhac iyo boob ay ka geeysteen maleyshiyo Canfar ah.

Ciidamo la sheegay in ay yihiin canfar ayaa weeraro ku soo qaaday deegganno ka tirsan gobolka siti, waxaana wararka ay sheegayaan in ay la wareegeen inta badan deegannada hoostaga gobolka, halkaas oo ay horay ugu sugnaayeen ciidamada dowlad deegaanka Soomaalida.

Deegaanka Cudayti  ayaa la soo warinaya in malayshiyada oo gudaha u gashay ay ka barakiciyeen dadki deegaanka sidoo kalena ay dileen shacab halkaas ku sugan.


Sawiro iyo muuqaallo baraha bulshada lagu baahiyay ayaa muujinaya Canfarta oo deeganka Cudayti ku damaashadeysa, xilli ay furteen gaadiid iyo hub fara baan.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment