Ciidamada Galmudug oo weerar ku qaaday saldhigyo ay ku sugan yihiin Al-Shabaab

Bulsha:- Wararka ka imanaya degmada Ceelbuur ee gobalka Galgaduud ayaa ku warramaya in ciidamo ka tirsan Galmudug ay weerar qorshaysan ku qaadeen fariisin ay ku sugnaayen maleeshiyada Al-Shabaab.

Saraakiisha maamulka Galmudug ayaa sheegay in hawlgalka ay ku dileen labo ka tirsanaa maleeshiyada oo ku sugnaa deegaanka Baruujeed oo hoos taga Guriceel.

Wariyaha VOA-da ee Gaalkacyo, Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq ayaa khadka telefonka kula xiriiray gudomiyaha degmada Ceelbuur, Nuur Xasan Guutaale oo uu wax ka weydiiyey faahfaahinta dagaalka.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment