Qarax khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Jowhar

Bulsha:- Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhaawacmay qarax saaka ka dhacay Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle, kaddib markii gaari nooca loo yaqaaan Noha oo lagu soo xiray waxyaabaha qaraxa uu ku qarxaay afaafka hore ee hotel Nuur Doob

Waxaa jiray warar sheegaya in ciidamada ammaanka ay maalmihii la soo dhaafay ku raad joogeen gaarigan.

Dhinaca kale, sida uu ku soo warramayo wariyaha VOA ee magalada Beledweyne Xuseen Xasan Dhaqane, deegaanka Qabno ee hoostaga degmada Matabaan waxaa ka dhacay duqeyn cirka ah oo aysan jirin cid khasaare kasoo gaartay, mana cadda cidda ka dambeysay duqeyntay.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment