Maxay doorashada Ruto uga dhigan tahay Soomaalida Waqooyi Bari Kenya?

Bulsha:- Kenya ayaa yeelatay Madaxweyne cusub kadib doorasho adag oo dalkaasi ka dhacday 9-kii bishan, waxaana ku guuleystay William Ruto oo hoogaamiya xisbiga UDA oo ah xisbi ay inta badan iska dhex arkayaan siyaasiin kala duwan oo kasoo kala jeeda ismaamulada kala duwan ee Kenya.

Bulshada Soomaalida ayaa la hadal hayaa inaysan saamayn sidaasi u badan ku lahayn is-badalka cusub ee dalka Kenya ka dhacay maadaama inta badan Soomaalida Waqooyi Bari Kenya ay u codeeyeen xisbiga kale ee Azimio ee Raila Odinga.

Haddaba, muxuu isbadalkaan cusub ee madaxtanimada ee ka dhacay Kenya uu uga dhigan yahay Soomaalida Waqooyi Bari.

Wariyaha VOA-da ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed ayaa su’aashaas iyo kuwo kale waxaa uu waydiiyay Biloow Keeroow oo kamid ah siyaasinta Soomaalida Kenya.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment