Lamaane Muddo 4 sano ayaa isla soconay, Kadib maxaa dhacay?

Bulsha:- "Muddo 4 sano ayaa isla soconay. Wax waliba oo aan u baahanahay ayuu isiin jiray, taleefan nuuca ugu qaalisan iyo dhar nuuca aan rabo ayuu ii gadi jaray. Waxa uu ii ahaa oo aan ugu kalsoonaa sida waalidkeyga oo kale. Wixii aan u baahanahay markaan waydiiyo guriga iridkiisa ayuu ii dhigi jiray. Waxaa aheyn labo qof oo isku fiican oo naga dhaxeyay xiriir jaceyl oo soo jireen.

4 sano kadib, Hooyoyadeey iyo Aabahey ayaa wiil oo ay ila jecey yihiin igu daraan, ka hor inta aysan igu darin wiilka xiriirka naga dhaxeyay ayaa u tagay wixii jira oo soo kordhay ayaa u sheegay, aad ayuu ugu naxay waxa uuna i yiri 7 kun oo doolar banaan iisoo dhig oo ah wixii qarash ah aan kuu siiyay iyo dharkii aan kuu keenay. Aad baa ula yaabay ninka midgaanimadiisa, waa garan waayay inay xaasidnimo ka tahay iyo in kale.

Wuxuu i yiri "xaaran ayay kugu tahay haddii aad lacagtaas iisoo celi waydo" aniga ma shaqeyo waalideyga taajiriin ma aha oo lacag ma haystaan, waxaa rabaa su,aal inaa waydiiyo sheekh umul oo aad ugu kalsoonahay jawaabtiisa iyo dadkale inay iisoo jawaabaan. 

Haddii ninkaas aan aan siin waayo lacagta iyo dharka uu isiiyay xaaran may ugu tahay mase iguma aha?"


Waxaa sidaas tiri gabadhan sawirkeeda hoos idin kaga muuqda bal jawaab siiya.
Jawaaab wacan ........












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment