Hay’adda Laanqeyrta Cas ee Iran oo sheegtay in ay hal milyan oo dhalo oo biyo ah geyneyso magaalada Hamadan

Bulsha:- Hay’adda Laanqeyrta Cas ee Iran ayaa sheegtay in ay hal milyan oo dhalo oo biyo ah geyneyso magaalada Hamadan, halkaas oo ay ka jirto biyo la’aan daran. Durba waxaa bilaatay qeybinta biyaha magaalada, oo ku taal bartamaha galbeedka Iran.

Gudoomiyaha degmada ayaa sheegay in meelaha qaar ay si aad ay biyaha u go’an yihiin. Biyo-xireenka Ekataban oo inta badan biyaha gobolka ka soo baxa ayaa maraya heerkii ugu hooseeyay – iyadoo ay ugu wacan tahay abaarihii u dambeeyay iyo wax lagu tilmaamay maamul xumo dhanka isticmaalka ah.

Office Nairobi Kenya











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment